1️⃣ AI & Automation Skills (Xirfadda Qarnigan)
AI & Automation maanta ma aha wax la sugayo, waa xaqiiqo shaqaynaysa. Waa xirfadda qofka caadiga ah ka dhigi karta qof leh awood uu ku maamulo shaqo badan, u abuuro dakhli cusub, uguna tartamo suuqa caalamka isaga oo aan ka bixin gurigiisa. Haddii aad rabto inaad noqoto qof ka horeeya isbeddelka halkii aad ka daba…