RWA (Tokenization of Real Assets)
RWA ama Tokenization-ka Hantida Dhabta ah, wuxuu noqday isbeddelka ugu weyn ee maanta ka socda dunida blockchain-ka iyo dhaqaalaha caalamka. Haddii hore blockchain-ka loo yaqaanay kaliya crypto iyo trading, maanta wuxuu galay marxalad cusub oo si toos ah u taabanaysa hantida dhabta ah ee dunida ka jirta. Guryaha, dahabka, bonds-ka, stocks-ka, iyo xitaa deynta dowladaha…