Bonds Waa Maxay? Sidee Ayey U Shaqeeyaan, Maxaase Ay Ka Yihiin Maalgashiga?
Marka dad badani ka fikiraan maalgashiga, waxay ka fikiraan saamiyada (stocks) ama crypto. Laakiin waxaa jira nooc kale oo maalgashi ah oo aad muhiim u ah suuqyada maaliyadeed ee adduunka: bonds. Dhab ahaan, suuqa bonds-ku waa mid ka mid ah suuqyada ugu waaweyn adduunka laakiin dad badan, gaar ahaan kuwa cusub, ma fahmaan sida ay…
