Saamiyada (Stocks) Waa Maxay? Sidee Ayey U Shaqeeyaan, Sideese Loo Bilaabaa Maalgashigooda?
Ka soo qaad in shirkad la aasaasay, oo ay u baahan tahay lacag si ay u kobciso. Hal hab oo ay lacagta ku heli karto waa inay dadka iibiso qeybo yaryar oo lahaanshaheeda ah. Qeybtaas yar ee shirkadda waa waxa loo yaqaan saami (stock). Marka aad saami iibsato, waxaad noqotaa milkiile qeyd yar oo shirkadda….
